You are on page 1of 1

Shahaadada Ka-cafinta (COE)

Dugsiga Waxbarashada, Daryeelka Ilmaha iyo Shruudaha Tallaalka ee Dugsiga ka-horeeya 1

DOH 348-106 Revised: 10/15/08 Somali


Magaca Saddexaad ee Ilmaha: Magaca: Magaca Aabbaha: Ciwaanka Ilmaha:

Taariikhda Dhalashada Ilmaha: Jinsiga Ilamaha:


Magaca Waalidka/Koriyaha: Taleefonka maalinimada ee Waalidka/Koriyaha:

Fadlan sida hoos lagu xusay u dooro ka-cafinta (ka-cafinada) ilmahaaga.

Ka-cafinta Ku-Meel-Gaadhka ee Caafimaadka Ka-Cafinta Shakhsiyeed/Falsafadeed

Ka-cafinta Joogtada ah ee Caafimaadka Ka-cafinta Diinta La-xidhiidha


Waxaan xaqiijinayaa in ilmaha magiciisa foomkan lagu muujiyay uu caafimaad Anigu madoonayo in caruurtayda la-siiyo tallaalka /tallaalada/hoos ku-qoran.
ahaan cafis ka-yahay shuruudda tallaalka/tallaalada/ ee hoos lagu xusay:
Cuno xanuun Cagaarshowga B Haemophilus nooca b
Jadeeco Gurra dhaabsis Xiiqdheer
Wareento Dabayl Jadeeco been
Taytano Hablobaas
Illaa
Tallaalka(Tallaalada) Taariikh Kuwa kale (sheeg):

X
Ku-qor magaca bixiyaha daryeelka caafimaadka ee shatiga haysta (MD, DO, ND,
PA, ARNP)

X
Saxeexa Daryeelaha Caafimaadka ee Shatiga Haysta Taariikh

Ogaysiiska Waalidka/Koriyaha: “Waxaan xaqiijinayaa in xogta meeshan ku-jirta ay tahay mid sax ah oo la-xaqiijin karo. Waxaan fahansanahay haddii uu qarxo cudur safmareen ah oo
tallaalka lagaga hor-tagi karo oo uu cudurkaasi noqdo mid aan illmahayga si dhammaystiran looga tallaalin (oo ay sababtuno tahay sida kor lagu soo sheegay mid caafimaadka la-xidhiidha, mid
shakhsiyeed/falsafadeed ama mid diimeed), in uu ilmahaygu ku-sugnaan karo halis qaadid cudur oo markaa ay dhici karto in imahayga laga saaro dugsiga, ama xannaanada caruurta illaa uu
safmareenku joogsanayo.”

Saxeexa Waalidka /Koriyaha Taariikhda

1
RCW 28A.210.080-090 wuxuu dhigayaa in maalinta ugu horaysa ee ilma-kasta laga diiwaan-gelinayo dugsi kasta oo dadweyne iyo mid si gaar ah loo leeyahay. ama xarun-kasta oo qaabilsan
xannaanada caruurta ee maalinimada ee ku-yaal Gobolka Waashington in laga rabu in uu la-yimaaddo mid ka mid caddaymaha hoos ku-xusan: (1) in si buuxda loo-tallaalay, (2)in uu u
hoggaansanaan doono jadwalka tallaalka ee ah sida ay dhigayaan shuruucda caafimaadka ee guddigga caafimaadka ee gobolka, ama (3) shahaada muujinaysa in laga cafiyay oo uu saxeexay
waalidka ama koriyaha ilmuhu. certificate of exemption,. Waxaa loo-baahanyahay ka-cafinta caafimaadka in daryeele caafimaad oo shati haysta uu ku saxeexanyahay.

You might also like