You are on page 1of 32

1 Telesom Burao annual report 2010

Gogoldhig
Burco waa magaalada labaad ee Soomaaliland waana magaalo madaxda G/Togdheer. Taariikhdu siday werisey saddex jeer ayey gubatey oo laba ka mid ah Ingriis sababteeda lahaa waxaanay hormuud ka ahayd kacdoonadii iyo halgankii gobanimo doonka iyada oo ay ka dhasheen halyeyo caan noqday oo masuuliyado sare ka qabtay hogaaminta dalka. Laga bilaabo xilligii xoriyad oo kun siman sannadkii 1980kii waxay xukumi jirtey degmooyin iyo dal balaadhan oo hadda ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag imikana in kasta oo laga sii garcooday degmooyin dhawr weli waxa hoos yimaada degaan ballaadhan oo leh daaqsin xoolaad. Burburkii iyo colaadahii sokeeye Burco waxay gaadhsiisey dhibaato raadaysey dhinacyo kala duwan oo aan weli laga soo kaban taas oo ragaadisey qayb weyn oo ka mid ahayd waxqabadkii adgeeyada bulshada sida; waxbarashada, rugihii caafimaadka ismarkaasna saamayn weyn ku yeelatay nidaamkii, kala dambayntii iyo haybadii dawladnimo. Hadaba inkasta oo aan maamuladii dalku u hurin dhaqaale lagu kobciyo noolaynta adeegyada aynu xusnay hadana dedaalka xilkaska bulshada waxa uu suuro geliyey inuu qabsoomo waxyaabo la taaban karo oo ka muuqda gobolka sida; dhismaha Bridge, Jaamacadda Burco, shirkado ganacsi iyo wershado ay ka mid yihiin wersheda Saabuunta, kuwa biyaha safeeya iyo Maslakha Xoolaha. Dhinaca dhismaha ayaa isbedel weyni ku yimid oo waxaad moodaa inay magaaladu aad u balaadhanayso oo ay samaysmeen xaafado cusubi sida, New Burco, Jaaliyadda, isla markaasna waxaa ku soo kordhay saro dhaadheer oo ishu ku dhacayso kuwaas oo bilay bilicda magaalada. Intaas waxaa dheer gobolka Togdheer waxa uu hodon ka ah dhinaca biyaha, waxaana ku xidhan degaan aad u balaadhan oo daaqsin xoolaad leh waxaana ka feda baxa wadooyin iyo jidad isku xidha Soomaaliland, Somaliysa iyo Ethiopia oo runtii tixgelin mudan kolka la odorosayo ee la jaangoynayo arimaha la xidhiidha ganacsiga iyada oo nasiib u yeelatay inay xudun u noqoto Saylada Xoolaha oo ah laf-dhabarta dhaqaalaha dalka. Aminga

Xaalada nabadgelyo ee Burco guud ahaan waa caadi mana jiraan waxyaabo iminka ka taagan inkasta oo ay jireen dilal is-daba-joogey oo cabsi geliyey bulshada ku nool iyo dagaal dhawaan ka dhacay bariga-hawka ee gobolka oo dhexmaray laba beelood oo deggan wadaag ku ah aagga Qorulug iyo Buuhoodle.

Dhinaca ganacsiga bishii carafo waxa jirey dhaqdhaqaaq aad u xoogan oo ku saabsanaa ganacsiga xoolaha oo ka socdey saylada Burco, hase yeeshee raxmaadka oo yaraa iyo roobkii dayreed oo seejiyey dhulka intiisa badan waxa ka dhashay abaar cabsi laga qabo dhinaca biyaha.

2 Telesom Burao annual report 2010

Hordhac Telesom
Telesom waxay geeddi ku soo martay jidheer intii aanay soo gaadhin heerka ay maanta marayso waxa jirtey xilli aan fogeyn oo shaqada, shaqaalaha iyo qalabkuba koobnaa. Xilli goobaha ay deganayd faro-ku-tiris ahaa, maamulka mid laba ahaa tayada iyo tamarta isgaadhsiineedna kolka la barbardhigo maanta ay liidatey. Gallad Eebbe iyo dedaal dabadii waxay noqotay inay ballaadhato oo bullaasho. Inay buuraha korkooda fanato dhulka baaxdda weyn ee dalka ku yaallana bari iyo galbeed, koonfur iyo waqooyi bogcado tiro badan degaamayso iyada oo ku teedisey qalab si lama filaan ah hormuud ka noqday dhinaca isgaadhsiinta. Kaalinta Telesom Burco Waxay la kowsatey, la kortay oo la hanaa-qaaday bahweynta ay ka mid tahay iyada oo lagu tilmaamo inay kaga jirto kaalinta labaad dhinaca isgaadhsiinta, dhismayaasha, shaqada, shaqaalaha iyo wax-soo-saarka. Shaqaalaha xarunta Burco waxa uu dhan yahay 98, xarumaha hadda ka shaqeeyaana waa 17 xarumood waxaana hoos yimaada xarumaha ay ka mid yihiin: X.saalax, waraabeeye, Yucub-yabooh, shashacade, Madaxweyn, Fadhiweyn iyo G/libaax; Qabyo waxa ah oo dhakhso loo furidoonaa intaan sannadku dhammaan Aroori iyo Sibidhley. Qorshaha sannadka cusub 2011 ee Burco waxa ku jira in la fuliyo xarumo dhawr ah oo galay sahankii iyo qiimeyntii sannadkan dhammaadka ah, islamarkaasna gobol ahaan waxaanu higsanaysaa in la sahamiyo goobo cusub oo lagu fidiyo isgaadhsiinta iyada oo lagu salayn doono baahida-isgaadhsiineed, ganacsi iyo tirada dadweynaha ku nool oo qiimeynta door ku leh. Hadaba qoraalkan oo ah warbixin sanadeed waxa uu koobayaa wax-qabadkii sannadka 2010 isaga oo wax ka tilmaamya hawlgalkii qaybaha kala duwan ee shirikada sida; farsamada, iibka, isgaadhsiinta(network), wax-soo-saarka, Zaad service, iyo guud ahaan adeegyada kala duwan ee shirikadu fidiso iyada oo ujeedada laga leeyahayna tahay in dib loo milicsado sannadkii tegey iyo waxa qabsoomay iyo ku talo-galka loogu diyaargarobayo ka soo socda. Maamulaha Telesom Burco Maxud X. Ibrahim Maxud

3 Telesom Burao annual report 2010

4 Telesom Burao annual report 2010

ENGINEERING DEPARTMENT
Waxaanu maamulka halkan ugu soo gudbinaynaa warbixinta Qaybta Farsamada ee Burco,sanadka 2010.Warbixintan oo ka kooban Warbixinta farsamada, Waxqabadkii shaqo ee farsamada, shaqooyinka noo qorshaysan iyo talo soo jiidin.

PSTN:Switch-yada burco waa 2 Switch, mugooduna waa Telefoonada ka shaqaynayaa waa Telefoonada ka xidhan waa Telefoonada aan la isticmaalin waa Telefoono xagga Switch-ka ka cilladaysan waa a) Switch-ka xarunta Jarmalka :- Wuxuu qaadi karaa Telefoonada ka shaqaynayaa waa Switch-ka telefoonada ka xidhan waa Switch-ka telefoonada aan la isticmaalin waa Telefoono xagga Switch-ka ka cilladaysan waa Switch-pairgain shaqaynayaa waa b) Switch-ka caqaayada:- Wuxuu qaadi karaa Telefoonada ka shaqaynayaa waa Switch-ka telefoonada ka xidhan waa Switch-ka telefoonada aan la isticmaalin waa Switch-pairgain shaqaynayaa waa 10,000 Line. 4094 Line. 2989 Line. 2917 Line. 2 Line 7000 Line. 3359 Line. 2501 Line. 1138 Line. 2 Line. 5 xabo. 3000 Line. 733 Line. 488 Line 1779 Line. 2 xabo..

GSM
BTS-yada Burco ka shaqeeyaa waa:1. Xarunta Jarmalka waxaa yaal 2. Xarunta Caqaayada waxaa yaal 3. Xarunta Xamarta waxaa yaal 4. Xarunta Gaaska waxaa yaal 5. Xarunta Dhuurta waxaa yaal 6. Xarunta October waxaa yaal 7. Xarunta Hodan waxaa yaal 8. Xarunta Kenya waxaa yaal 9. Xarunta Tuurta waxaa yaal 10. Xarunta Madiina waxaa yaal 11. Xarunta Fooqa {HQ} waxaa yaal 12. Xarunta Bail waxaa yaal 13. Xarunta Gaha` waxaa yaal 14. Xarunta Plaza 15. Xarunta Guriga Mustafe 16. Xarunta Gandahaar 17. Xarunta Manhal 34 BTS. 2 BTS. 2 BTS. 3 BTS 2 DBS 2 BTS 2 BTS 2 BTS 2 BTS 3 BTS 2 DBS 3 BTS 2 DBS 2 DBS 1 DBS 1 DBS 1 DBS 2 DBS

5 Telesom Burao annual report 2010

Xarumaha BTS yada ee Burco hoos yimaada waa:X/saalax, Waraabeeye, Yucub-yabooh, Shanshacade, Yiroowe, Madaxweyn, iyo Geedihaan.

MICROWAVE
Microwave ka Burco gudaheeda u kala shaqeeyaa waa 7 Link oo kala ah:-

1.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Fooqa {HQ}. 2.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Hodan. 3.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Caqaayadda. 4.Xarunta Caqaayadda iyo Wershedda Ilays.{Saabuunta}. 5.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Plaza 6.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Gandahaar 7.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo October. Microwave-ka Burco ku xidhan ee Xarumaha kale waa :Yiroowe Link, Gidheys Link , Galooley Link, F/weyn Link iyo Ulasan Link. Xarumaha signal-ku ka Go`ay ee fadhiistay iyo Kuwa Googo` yeeshay :Xarumaha bariga Hargeysa ayuu signal-ku ka go`naa Qayb isugeyn ah 17 :40 Saac . Xarumaha bariga Hargeysa ayuu Signal-ku Googo`sameeyey Qayb ahaan isugeyn ah 4:Saac Xarumaha Gudubi ku xidhan ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 115. Saac Xarumaha Gudubi ku xidhan ayaa Signal-ku googosameeyay isugayn ah. 5. Saac. Xarumaha X Salaax ku xidhan ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 80:30 Saac Xarumaha X Saalax ku xidhan ayaa Signal-ku ka googoayay isugayn ah. 6.Saac Xarunta Yucubyabooh ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 82 Saac Xarunta Sh/Cade ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 4 Saac Xarunta Sh/Cade ayaa Signal-ku ka googoayay isugayn ah. 9 Saac Xarumaha H/Fadhi ku xidhan ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 26:30 Saac Xarumaha Odweyne ku xidhan ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 9.Saac Xarunta F/weyn /Oodweyne ayaa signal-ku maqnaa isugeyn 2 Saac. Xarunta Burco/Galooley ayaa signal-ku ka maqnaa 6:25 Saac. Xarunta Burco/galooley ayaa signal-ku ka googo`ayey 5 Saac Xarunta Sincarro/ C/afweyn ayaa signal-ku ka maqnaa 4:20 Saac

Generators-ka & Korontada


Generators-ka yaala Xarunta Jarmalka waa Deutz 100KVA, 2 Generator. Generators-ka yaala Xarunta Gaaska waa PERKINS 18KVA, 2 Generator. Generator-ka yaala Xarunta Caqaayada waa PERKINS 22KVA, 1Genearator. Generator-ka yaala Xarunta Hodan waa PERKINS 22KVA, 1Genearator. Generator-ka yaala Xarunta Gandahaar waa Yanmer 10KVA, 2Genearator. Korontada la bixiyey waa 74 Goobood, Waana 69 Macmiil, Xarunta HQ iyo 4 masaajid. Korontada sanadkan la geliyey waa 1 Macmiil. Korontada Beder ina siiso ayaa waxyeelo gaadhsiisey qalabka Caqaayada iyo Madiina. Waxa Mishiin ka Fadhiistay Xarunta X Saalax.

6 Telesom Burao annual report 2010

GAADIIDKA:Gaadiidka Shirkaddu waa 5 Gaadhi, oo kala ah Shambo-wench, Dyna yar, Xaajiyad yar, Mark2 iyo Xaajid 4WD. Waxaa ugu ka shaqayn badan xagga geerashka Xaajiyada 4WD.

SHAQAALE:Shaqaalaha Farsamadu guud ahaan waa 25 qof.

Waxqabadka Farsamada ee sanadkan


Engineering Xarumaha Burco ee la kiciyay waa :- Manhal, Gandahaar, Plaza iyo Guriga Mustafe waxaa kale oo DBS-yo lagu kordhiyay Xamarta iyo Tuurta. Xarumaha debeda ee la Kiciyay waa Madaxweyn, Awrboogays iyo Geedihaan oo la dhigay DBS3900. Waxaa Links (Harris) la dhigay Burco,Yirrowe,Geedihaan iyo Waraabeeye, Waxaana lagu Wareejiyay E1-nadii Waraabeeye, Sh/cade, Yucubyabooh iyo X Saalax. Waxaa BTS-yadii hore laga bedeley Caynabo iyo Yagoori, oo loo dhigay Outdoor BTS. Ceel-afweyn ayaa CISCO loo dhigay. Waxaa Fadhiyo Tawer laga Shubay Shacabka Burco iyo Aroori oo aan qalab la dhigin. Towers-ka Burco ayaa giigiijin iyo hubin farsamo lagu sameeyey. Waxaa kormeeris iyo hagaajin joogta ah lagu sameeyaa BTS-yada xarumaha Burco, si loo tayeeyo wada hadalka macmiilka. Waxaa la furfuray Tower-kii hore ee Xarunta System-ka Burco, Qalabkiina waxaa lagu wareejiyey Tower-ka cusub ee la dhisay. Qaarna waxaa lagu xidhay 2009. Burco iyo Xarumaha debedaba ayaa si joogta ah looga shaqaynayey Cilladaha Microwave-ka , BTS-yada, PSTN, Generators-ka iyo Korontada. Cilladaha soo noqnoqday waxaa ka mid ah Generators-ka tuulooyinka. Link-ga Gudubi iyo X/saalax oo cilladoobay wakhtiyo badan. Imika waa laga wareegey. Waxaa Sahamin laga soo qaaday meelo badan, laakiin waxaa la go`aamiyey in xarumo BTS laga dhigo meelahan:- Awr boogays, Geedihaan, Aroori, Ceeg, Sibidhley, Jilibyare, Dararaweyne, D/xagare iyo Daalo. Landline Gelinta sanadkan ee la geliyey waa 421-lines Wareejinta laga shaqeeyey waa 267-Lines Cillada guud ee laga shaqeeyey waa 8721-Lines Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 5-Pers=1260M. Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 10-Pers=2324M. Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 20-Pers= 250M. Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 30-Pers= 530M. Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 50-Pers= 1860M Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 1 00-Pers= 862M DP-yada Cusub ee la dhigay waa 16 Pcs. Birraha la taagay ee waa wayn 80 Pcs Birraha la soo fujiyay ee waa wayn 31 Pcs Drop-ka la soo furfuray 987 lines Meelo no cable ahaa oo telefoon la gaadhsiiyey sida Hodan iyo Shacabka.

7 Telesom Burao annual report 2010 Shaqooyinka noo qorshaysan waxaa ka mid ah: Inaanu Cable-ka gaadhsiino meelaha No Cable-ka iyo Xaafadaha uu ku yar yahay In la dhamaystiro Xarumaha Aroori, Sibidhley iyo Shacabka Burco. oo aan qalabkii loo keenin. In la sameeyo sahan meelo cusub oo BTS-yo la dhigo.

Culayskii saarraa BTS yada gobolka bilah hoos ku xusan


S/N MONTHS Jan Feb Mar Apr June July Agust Sept Oct # SIMCARDS 37998 38683 39278 39753 41147 43132 44688 44924 45572

Marketing, Public relation and Customer Care

Marketing

8 Telesom Burao annual report 2010 Tartanka Suuqa Burco Afro-Online Waxay ku horaysaa dhinaca L/line-ka iyada oo ku hantiday khadka Ila hadal oo ay keli ku ahayd muddo dheer oo aan Telesom suuqa ku jirin. Nation link Suuqa Burco way ku cusub tahay macaamiil badani waxay qabaan inay tahay shirikada ugu qiimaha jaban xagga Telefoonada debedda,waxaana wadamada badidooda lagu isticmaalaa Mobile-ka $0.10Daqiiqadii waa toban cents.

Telecom
In kasta oo ay suuqa ku daadisay xaysiis sheegaya in lacag laaan lagu hadlayo inta u dhexaysa 6 galabnimo iyo 6 subaxnimo, haddana xogta dhabta ahi way ka gedisan tahay oo shaqadoodii xarumuhu way istaagtey, shaqaalaha mushahar muddo ma heli waxaana la sheegay inay saamileydu hantidoodii ka werwersan yihiin iyaga oo guddi u saaray la kulanta maamulka guud ee shirikada.

Somtel
Somtel waxay keeneen Internet Dsl ah, khadka Ila hadalka oo Mobile-ka bilaash dibada loogaga soo hadlayo iyo E-voucher/Voucher cards qiimaha debedda lagula hadlayo halka dollar u dhigmo afar minute iyo toban second, Localkuna halkii dollar waxa lagu hadlaa 300 daqiiqo. Inkasta oo aanay weli hirgelin waxay suuqa geliyeen oo macaamiisha lagu soo jiidanayaa inay keenayaan L/line wireless ah iyo weliba Flash Internet meeshaad doonto Internet-ku ku shaqynayo, Awoodi meelay dhigtaba waa Shirkad dedaal ku jirta oo kula tartamaysa Telesom gaar ahaan suuqa Burco iyada oo awooda kaadhadhkoodu suuqa ku leeyihiin ka muuqato shaxda hoos ku xusan. Hoos u dhac ku yimid iibka electronic vouchers-ka bishii October oo laga sameeyey baadhitaan waxa soo baxay sida hoos ku xusan muujinaysa awoodaha (market shares) shirikadaha isgaadhsiintu ku leeyihiin iibka suuqa E-vouchers-ka ee Burco. No Magaca Shirkadda 1 2 3 Telesom Somtel Nation link $2, 594.00
Iibka Shirkadaha Guud

Iibka Maalintiiba $2,161.50 $425.00 $7.50

Iibka Boqoley-da 83% 16% 1%

9 Telesom Burao annual report 2010 Hoos u dhaca ku yimi iibka sim-cards ee deraasada laga sameeyey waxa ka dhalatay in olole la qaado lagu dadargeliyo Iibka Simcards-ka iyada oo la dhiiri geliyey Macaamiishii hore u iibin jirtey Simcards-ka islamarkaasna la abuuray goobo cusub, waxa kale oo la sahamiyey xarumo sales-ka laga abuuri karo oo lagu gadi karo adeegyada shirikada.

Customer care Bilowgii August xafiiska waxa lagu soo kordhiyey hal shaqaale oo loo magcaabay customer careka,waxaana hawlaha xafiisk qabto ka mid ah:

Adeega MY SMS (Dhambaal). Adeega Ii CUG Jaale (Closer User Group) CUG. Adeegyadda Mobile Trouble Shooting-ka oo idil. Adeega Mobile Internet-ka (GPRS). Xafiiska Cabashada Iyo Raalin Gelinta Macaamiisha. Adeega MY SMS ( Dhambaal) Adeegani Waa Adeeg Cusub oo ay Shirkaddu siiso dhamaan Macaamiisheeda, hadii ay ahaato Shirkadaha, Ganacsatada, Hayadaha, Goobaha Waxbarasho . IWM Waa sidan Xogta My SMS. October: Tirada Macmiisha Dhambaal 7

Adeega Ii Cug Jaale ( CUG): Sidoo Kale CUG waa adeeg Cusub, isla markaana loogu talo galay dadka wada shaqeynta leh in ay kuwada xidhiidhaan qiimo jaban, waxaana adeegan loo diiwaan geliyey Macaamiishan: Tirada Macmiisha ii CUG 11 Adeegyada Trouble-Shooting-ka Mobile-ska: Runtii, Cilad Saarka Dhamaan Ciladaha nooc yadooda kala duwan waa kuwa ugu badan ee Macmiisha Shirkaddu ka cowdaan, isla markaana xafiiskani uu awoodda saaro sidii raali

10 Telesom Burao annual report 2010 galin buuxda ay u heli lahaayeen macaamiisha shirkadda, adeegyadan oo isugu jira cilad saar iyo adeegyo kaleba waa kuwan: No 01 02 03 04 05 06 07 08 09 10 11 12 Noocyada Adeega & Ciladaha Ciladda Account Activation. Adeega Secret Digits. Ciladda Auto Quick. Ciladda Black List. Ciladda Call Barring-ka. Ciladda Call Divert-ka. Ciladda Missing Claims. Ciladda Flight-Mode-ka. Ciladda Line-Switching-ka. Furista Messages-ka. Ciladda PUK. Furidda Voice Mail-ka. Totalka Tirada Adeegyada iyo Ciladaha Tirada Macaamiisha hawsha loo qabtay Tirada Macmiil ee Howsha Loo Fuliyey 77 Macmiil 89 Macmiil 04 Macmiil 421Macmiil 15 Macmiil 17 Macmiil 03 Macmiil 01 Macmiil 04Macmiil 39 Macmiil 196 Macmiil 05 Macmiil 12 783 Macmiil

Adeega Mobile- Internet -ka (GPRS): Tirada Macmiisha loo Furay Adeega Internet-ka Bishii October Tirada Macmiisha Iska Joojisay Adeegan: 131 Macmiil 02 Macmiil

Cabashooyinka Bishii October iyo Xuluushoodii: No 1 2 3 4 5 Nooca Cabashada Macmiilka HanJabaad iyo Handadaad Anshax Xumo iyo Cay Muran Lagu Murmay Nambaro Muran iyo Is Qabsi Joogto ah Fariimo Cay La isu Diray Total-ka Guud Tirada Macmiil Xaliyey 05 Macmiil 09 Macmiil 04 Macmiil 10 Macmiil 04 Macmiil 32 Macmiil Cabashadooda Loo

11 Telesom Burao annual report 2010 NB: Waxaa Kale oo Iyaduna Jira Howlo Yar Yar oo uu Xafiisku Kala Shaqeeyo Xafiisyada Zaad, taas oo ah Lacagaha Ka Khaldama Zaad ee Ku Khaldama EVC cid kale soo celintooda: Tirada Macmiil Lacag Zaad EVC Kaga Khaldantay Loo Soo 24 Macmiil Celiyey Bishii October:

ECONOMY REPORT
Cash ka oo labadii sanadood ah (2009,2010) ACCOUNT CASH 2009 1111/Air time recharge $ 2,94,3889.15 1111 $ 2,866,507 CASH 2010 $ 3863336.89 $ 2,909,462.28 DIFFRENCE $ 91,9447.74 $42955.28 PERCENTAGE 31.23% 1.50%

Isbarbadhig iibka Vc-yada & E voucher ka 2009/2010.


s/n 2 3 4 5 Acc/name Vc Cards Evc Cards Simcards Call Back 2009 $518696.00 $1742523.15 $87616.00 $28083.00 2010 $160432.00 $2748966.00 $123042.00 $25855.00 Diffrence $-358537.00 $1006442.85 $35408.00 $-2228.00 Percentage -69.09% 57.76% 40.41% -7.93%

12 Telesom Burao annual report 2010

ISBARBARDHIGA GENERATION/COLLECTION, 2009


ACC / No 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 MONTH JANUARY FEBRUARY MARCH APRIL MAY JUNE JULY AUGUST SEPTEMBER OCTOBER NOVEMBER GEN 2009 $112,382.00 $114,353.00 $95,939.00 $103,048.00 $83,771.00 $80,638.00 $79,659.00 $82,001.00 $79,096.00 $79,404.00 $78,868.00 COLL 2009 $106,060.78 $99,466.15 $105,668.65 $100,571.63 $82,099.52 $81,378.23 $77,819.00 $89,000.00 $78,174.00 $82,520.00 $80,994.00 DIFFERENCE ($6,321.22) ($14,886.85) $9,729.65 ($2,476.37) ($1,671.48) $740.23 ($1,840.00) $6,999.00 ($922.00) $3,116.00 $2,126.00 PERCENT -6% -15% 9% -2% -2% 1% -2% 8% -1% 4% 3%

INSTALLATION LINES ACC / No MONTHS 5180 JANUARY 5180 FEBRUARY 5180 MARCH 5180 APRIL

YEAR 2009 71 50 56 38

YEAR 2010 49 32 54 24

DIFFERENCE -22 -18 -2 -14

PERCENT -31% -36% -4% -37%

13 Telesom Burao annual report 2010 5180 5180 5180 5180 5180 5180 5180 MAY JUNE JULY AUGUST SEPTEMBER OCTOBER NOVEMBER 46 39 38 53 31 32 32 57 39 102 83 72 38 38 11 0 64 30 41 6 6 24% 0% 168% 57% 132% 19% 19%

AIRTIME / EVC AGENT RECHARGE


ACC / No
AIRTIME EVC,AGENT R AIRTIME EVC,AGENT R AIRTIME EVC,AGENT R AIRTIME EVC,AGENT R AIRTIME EVC,AGENT R AIRTIME EVC,AGENT R / / / / / /

JUL-DEC 2009 $ 8,010.30 $ 11,232.55 $ 12,574.35 $ 14,180.35 $ 13,497.25 $ 17,887.35

JAN-JUN 2010 $ 23,406.50 $ 25,810.85 $ 34,103.75 $ 39,722.95 $ 52,509.95 $ 68,871.75

DIFFERENCE $ $ $ $ $ $ 15,396.20 14,578.30 21,529.40 25,542.60 39,012.70 50,984.40

PERCENT 66% 56% 63% 64% 74% 74%

BARNAAMIJKA ILA HADAL Barnaamijka ila hadal waxaa dib loo furay May 15 th 2010 isagoo xidhnaa muddo dheer oo ka badan sanad bisha may 2010 markii dib loo bilaabay wuxuu ahaa sidan. May 15th 2010 ka hor May 15th 2010 ka dib Total ka hada

14 Telesom Burao annual report 2010 477 lines Lines ka xidhan 87 lines 412 numberada soo kordhay Lines ka furan 802 lines 889 lines Total 889 lines

Adeega DSL ka Flat rare Dial up (internet) Adeega internet ka loo yaqaano DSL ka waxaynu bilawnay bishii afraad ee 2009 iyadoo adeega kale ee flat rate kuna kor uu shaqaynaayey ilaa hadan inta USER ee aynu leenahay waa sidan Dsl users Flat rate dial up Total 96 users 248 users 344 users Dsl xidhan Flat rate xidhan Total 17 users none 17 users

Is barbardhiga Kharashaadka Site ka ee 2009/2010.


S/N 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 MONTH January February March April May June July August September October November YEAR 2009 $30973.92 $27042.65 $32013.47 $31280.70 $32374.89 $32922.70 $33796.90 $36049.64 $34576.60 $35491.48 $38225.95 YEAR 2010 $39526.67 $35211.82 $38818.95 $36602.95 $40563.63 $41173.75 $44041.45 $42968.04 $44622.13 $44425.17 $46250.86 DIFFERENCE $8552.75 $8169.17 $6805.48 $5322.25 $8188.74 $8,251.05 $10,244.55 $6,918.40 $10,045.53 $8,933.69 $8,024.91 PERCENTAGE 27% 30% 21% 17% 25% 25% 30% 19% 29% 25% 21%

15 Telesom Burao annual report 2010

Is Barbardhiga Kharashkii HQ Lagu Dalacay 2009/2010


S/N 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 MONTH January February March April May June July August September October November TOTAL YEAR 2009 28366.77 18757.82 61627.1 31481.55 23828.93 28723.12 30844.2 22127.35 28864.73 43344.25 52491.06
370456.88

YEAR 2010 18410.89 16158.82 33147.1 33950.75 75881.65 40196.1 33046.08 28622.67 25316.13 35321.6 32760.88
372812.67

DIFFERENCE -9955.88 -2599 -28480 2469.2 52052.72 11472.98 2201.88 6495.32 -3548.6 -8022.65 -19730.18 2355.79

PERCENT -35.10% -13.86% -46.21% 7.84% 218.44% 39.94% 7.14% 29.35% -12.29% -18.51% -37.59% 0.64%

16 Telesom Burao annual report 2010

Warbixinta Zaad service


Dhaqdhaqaaqa Depositka la sameeyay S/N 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 MONTHS JAN FEB MAR APR MAY JUNE JULY AUG SEP OCT NOV #TRANSACTION 4420 5967 4603 6104 7763 8986 9773 10141 10863 11042 12458 DEPOSIT 2142918.42 3080859.78 2060598.8 2988901.55 3706373.68 4886833.83 4770133 5347558.64 5249233.44 6054618.34 6922002.43

Dhaqdhaqaaqa Withdrawalka la sameeyay

17 Telesom Burao annual report 2010

Dhaqdhaqaaqa Diiwaangelinta ee sanadka 2010 (Zaad) S/N 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 MONTHS JAN FEB MAR APR MAY JUNE JULY AUG SEP OCT NOV # OF TRAN 1495 1229 983 1027 1415 1306 1642 1493 2026 1613 1903 CHART

Dhaqdhaqaaqa Withdrawal-ka la sameeyay S/N 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 MONTHS JAN FEB MAR APR MAY JUNE JULY AUG SEP OCT NOV #TRANSACTION 4415 5505 4570 5485 6117 6176 6408 6278 6468 6181 6242 WITHDRAWAL 2482281.3 3250691.3 2553467.55 3153806.04 3806468.2 5259487.8 4400553.32 4719585.3 4864045.2 4502110.3 4753387.5

18 Telesom Burao annual report 2010

Diiwaan gelinta Macaamiisha, Merchantska iyo Storeska


s/n 1 2 3 Description Customer Merchants Stores Achievement 16132 410 50

SAHANKA ZAAD Hawlgal lagu fidinaayey adeega zaad oo loo xilsaaray afar xubnood oo ka tirsan waaxda iibka iyo Zaad waxaa lagu soo maray shan tuulo oo kala ah: Harada, Duruqsi,Yucub-yabooh ,Xaaji saalax, Har-yarta iyo Bilcille.Hawlgalkaas waxa lagu soo diiwaangeliyey Macaamiil tiradoodu gaadhayso 200 qof oo ay ka mid yihiin 14 Merchant islamarkaasna waxa ka soo xarooday dakhli dhan $258.

Qalabka soo galay Telesom Burco 2010

S/N

Item name
Drop wire Juck box Silisteeb R j 45 Rj9 R j 11 Kaloosharo w/wayn Kaloosharo yar-yar Huufaro Conectors Head phone Gey-wire Kelbed R J Steel Dp Bunch for cabinet Mobiles{soler} L C D moniter

Qty
21pcs 450pcs 320pcs 50pcs 2100pcs 2250pcs 15pcs 15pcs 6pcs 11000pcs 40pcs 50pcs 2pcs 1pc 3pcs 300pcs 14pcs

19 Telesom Burao annual report 2010 Think client CPU BNC Adaptor Mother board Processor int Cooler Ram 512 Projector Electric tester Electric cable 35mm Saacada dabka Kamarado{zaad} Mobile {zaad} Registration book Cupboard {bira}zaad Kuraas Fuel filter L100 OilFilter L100 Air cleaner L100 Fuel filter T F 90 OilFilter T F 90 Oil filter { Deutz} Newsletter Book kalandaro Qalimo {V I P} Qalimo {Normal} Xadhko mobile Semi card Voucher card 2651 Voucher card 2641 Voucher card 2631 Voucher card 2630 Voucher card 2621 8pcs 100pcs 1pc 1pc 1pc 1pc 1pc 1pc 1pc 3rolls 2pcs 3pcs 2pcs 100books 1pcs 4pcs 13pcs 20pcs 6pcs 4pcs 4pcs 4pcs 705pcs 950book 500pcs 150pcs 900pcs 1000pcs 50487pcs 170510pcs 12554pcs 4697pcs 50pcs 477pcs

Iventory report 2010


Item Name Semi card 2651 Previouse balance 1087 33010 Qty .Received 49400 137500 Total Qty Qty .Sold Bad item

S/n 1 2

Balance 369 33606

50487 50118 170510 136904

20 Telesom Burao annual report 2010 3 4 5 6 7 8 2641 2631 2621 2630 4410 4230 12554 4697 477 50 40 300 12554 4697 477 50 40 300 7111 974 405 50 34 298 5443 3723 72 0 6 2

Talo Soo jeedin Coverage


Gobolka gudihiisa in la dhammaystiro xarumihii ku jirey qorshihii sannadkii hore. Qiimayn in lagu sameeyo marka la dhammaystiro xarumihii hore .
In la sahamiyo dhulka balaadhan ee u dhexeeya Buurdhaab iyo Madaxweyn oo uu liito

xidhiidhka isgaadhsiintoodu iyo in qalab la dhigo meelaha lagu badanyahay sida: Qorulugud.
In loo sameeyo PSTN-ka wax kor u qaadi kara gelinta Lines-ka ,sida Features-ka.

In la bedelo Taawarka Xarunta Caqaayada Saaran.

Marketing
In dib loo eego Qiimaha lagu diro Telefoonada ee Gudaha iyo kuwa debadaba iyadoo laga

Tusaale qaadanayo,tartanka Suuqa, haddii qiimuhu qaali noqdana waxaa lagaa riixayaa Suuqa.

21 Telesom Burao annual report 2010


In la horumariyo qaabka Suuqgeynta Advertizingoo la adeegsado qaab la jaanqaadaya hadba

duruufta taagan, iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah,sida Audio visual. In gobolka Togdheer lagu qiimeeyo duruufaha u gaar ka ah ee la xidhiidha tartanka iyadoo lagama maarmaan ay tahay , in loo sameeyo Promotion ku munaasib ah. In la xoojiyo waxqabadka danta guud ee gobolka iyo xarunta,Maamulka Site-ka ayaana soo sheegi doona siday u kala mudan yihiin.

Internet
1. Internet-ka oo Saluug weyni ka jiro,daraasadona laga diyaariyey,isla markaana aan ognahay In

maamulku ku guda jiro horumarintiisa haddana waxaana soo jeedinaynaa :


2. In DSL-Internet la dhigo xarunta caqaayada si internet-ka loogu talaabiyo xaafadaha Bariga. 3. In la kordhiyo awooda Dail-up-ka oo aanay culayska saaran iyo macaamiishu isu -dheeli tirayn. 4. In qiimaha dib loo eego iyadoo lagu salaynayo dhaqaalaha G/Togdheer iyo tartanka suuqa.

Zaad service
In xafiiska Burco site awood u yeesho maamulida baahida macaamiisha adeegyada loo qabto

wixii suurto gal ah oo qaar badani ku xidhan yihiin Hargeisa,. In dib loo eego lacagta khidmada ee laga qaado Golis iyo Hormoud marka lacagta loo dirayo

Shaqaalaha
In shaqaalaha Site-ka Burco la siiyo Tababaro xirfadeed oo shaqada la xidhiidha. In sigaara loo eego shaqaalaha Ilaaladadhinaca Tababarka.
In shaqaalaha mooraalkooda dhaqaale kor loo qaado.

22 Telesom Burao annual report 2010

23 Telesom Burao annual report 2010

24 Telesom Burao annual report 2010

Gaadiidka L-lines EE xarunta Burao

Hooso Cusub oo lagadhisay xarunta

Jarmalka Telesom Burco

Xarunta Jarmalka

25 Telesom Burao annual report 2010

Xarunta Jarmalka

26 Telesom Burao annual report 2010

27 Telesom Burao annual report 2010

Kijadii hore ee ciidanka asluubtu isticmaali jireen

28 Telesom Burao annual report 2010

Kijada cusub ee Telesom u dhistay ciidanka Asluubta

29 Telesom Burao annual report 2010

Kijada cusub ee Telesom u dhistay ciidanka Asluubta

30 Telesom Burao annual report 2010

Kijada cusub ee Telesom u dhistay ciidanka Asluubta

31

Dhismihii Biyo Xidheenkii Beereed ee Telesom Dhistay

Telesom Burao annual report 2010

32 Telesom Burao annual report 2010

You might also like